Jacaylka dhabta

Waa daryeelka darreenka qofka kaas oo dhisa qalbiga ilaaliyana xidhiidhka. Xidhiidhka dhabta ahi waa marka qof uu aqbalo wixii kusoo marray ee aad soo dhaaftay (nacam wixii tagay), ee uu kugu taageero wax aad ahaysato (nacam wax aad hadda ku jirto), kugu dhiiri galiyo mustaqbalkaaga.



Saddex qodob oo ku caddeynaya in qof uu ku jecelyahay

Daryeelida qof way fududahay lakin inaad sameysato qof ku daryeela way adagtahay sida daradeed waligaa halumin qofka si dhaba ku daryeelaya. Hal kan wax aan kugula waddagaya saddex qodob oo kuu caddeynaya in qof si dhaba ku jecelyahay;

Ø Waligaa ha lumin qof si dagdag ah ku raali galiya

Waligaa wax aad oggataa in dadku ay jeclaan lahaayen iney joojiyaan hadalka adiga halkii aad ka cudur daaran lahayd marka way khaldanyihiim lakin marka uu qof ku raaligaliyo iyada oon jirrin wax khalad ah, raaligalinta micneheedu maaha inaad qaldantahay qofka kalena uu saxan yahay, wax kaliya oo ay la micno tahay in xidhiidhkagu ka qiimo badan yahay da’dada sidaa daradeed waligaa halumin qofkan ku raaligaliya iyada oon khaladba jirrin.

Ø Waligaa ha lumin qofka si dhaba kuu daneynaya

Sida caadiga ah dagaalka bacdi dhamaanteen waanu iska daminay internetka oo aan isku daynay in aan iska ilaalino qofkaas lakin haddii qof uu ku soo laabto khadka xitaa ka dib xanaaq iyo inaad ka jawabto fariinta. In waxaasi dhif iyo naadir u yihiin qofkaasina runtii wuu kudaneeyaa, jaceylka dhabta ah waxa uu ka dhigan yahay inaad aad udaryeesho farxadda qof kale in ka badan taada, sidaa daradeed waligaa ha lumin qofka ku daneynaya. 

Ø Kula jooga wakhtiga adag

Waa inta lagu gudo jiro waqtiyada ugu xun ee noloshaada in aad doonto si aad u aragto midabka dhabta ah ee dadka sheegaya inay ku daryeesho,ha lumin qofka ku jecel  oo had iyo jeer kula jooga inta lagu jiro waqtiga adag,sababtoo ah qof walba kuma jeclaan doono marka aad ugu liidato haddii qof uu ku dhego dhinacaaga wakhtigaaga ugu xun iyo inaanad ku fashilmin inaad dhoolo cadeyso oo ku dareensiiyo inaad ugu nasiib badan tahay, waa kuwa ugu mudan inay kula joogaan adiga waqtiyada ugu fiiican marka la soo kobo waligaa  ha lumin qof mar walba doonaya inuu ahaado  agtaada.


4 Comments

Previous Post Next Post